资讯
Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ...
Todobo ka mid ah ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa lagu dilay Dagaalkii Kooxda Al-Shabaab looga qabsaday degaanka Sabiid-Canoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, ...
Xukuumadda Puntland ayaa jawaab deg deg ah ka bixisay cabasho ka soo yeertay qaar kamid ah ciidamadii ku dhaawacmay dagaalka Cal-miskaad ee ku sugan Magaalada Boosaaso. Guddoomiye ku-xigeenka ...
Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa soo saartay warbixin muujinaysa koboc dhaqaale oo la taaban karo ee sanaddii 2024, iyadoo wax-soo-saarka gudaha (GDP) uu kordhay 4.1%, marka la barbar dhigo ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhawaan digniin u diray Israa’iil isagoo ku qoray bartiisa bulshada ee Truth. Wuxuu sheegay in aanay qaadin duqeyn. Madaxweynaha Maraykanka ayaa qoaraalkiisa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060 ayaa sheegay in la joogo xilligii Shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u dooran ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si ...
Guddoomiyaha Midowga Afirika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa Cabdiwali Cali Gaas u magacaabay Ergayga u qaabilsanaan doona dalka Koofurta Suudaan. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarka ay Iran ku qaadday dalka Qatar, iyadoo ku sheegtay inuu yahay xadgudub cad oo ka dhan ah ...
Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay ...
Agaasimihii wasaaradda Kalluumeysiga Puntland, Sharma’arke Yaasiin Beeldaaje oo dalka dibaddiisa ku maqan ayaa beeniyay in uu lacag ka lunsaday wasaaraddaas, oo aysan jirin cid caddayn u keeni karta ...
一些您可能无法访问的结果已被隐去。
显示无法访问的结果