资讯
Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir Guddoominaya kulanka ay yeelanayaan Wasiirada Maaliyadda Madasha dalalka geeska Afrika oo sanadkani ay ...
Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa soo saartay warbixin muujinaysa koboc dhaqaale oo la taaban karo ee sanaddii 2024, iyadoo wax-soo-saarka gudaha (GDP) uu kordhay 4.1%, marka la barbar dhigo ...
Xukuumadda Puntland ayaa jawaab deg deg ah ka bixisay cabasho ka soo yeertay qaar kamid ah ciidamadii ku dhaawacmay dagaalka Cal-miskaad ee ku sugan Magaalada Boosaaso. Guddoomiye ku-xigeenka ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhawaan digniin u diray Israa’iil isagoo ku qoray bartiisa bulshada ee Truth. Wuxuu sheegay in aanay qaadin duqeyn. Madaxweynaha Maraykanka ayaa qoaraalkiisa ...
Todobo ka mid ah ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa lagu dilay Dagaalkii Kooxda Al-Shabaab looga qabsaday degaanka Sabiid-Canoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060 ayaa sheegay in la joogo xilligii Shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u dooran ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, ...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in beesha caalamku ka shaqeyso sidii nabad loogu xallin lahaa colaadda u dhexeysa quwadaha Bariga Dhexe, ee Iran iyo ...
Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha gobolka Mudug Faysal Cabdullaahi Sheikh (Jifojabsade) ayaa beeniyay in tacaddi loo geystay ganacsato kasoo jeeda Koonfur Galbeed, kuwaas oo baraha bulshada ...
Kumanaan taageereyaal ah ayaa maanta oo Talaado ah isugu soo baxay garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, si ay u daawadaan ciyaar ay kasoo muuqdeen Ciyaaryahano heer Caalami ah kana soo jeeda ...
一些您可能无法访问的结果已被隐去。
显示无法访问的结果